Ciidamada Canfarta oo maanta deegaanka Garbociise ee gobolka Sitti dad ku laayey

Ciidamada Canfarta oo maanta deegaanka Garbociise ee gobolka Sitti dad ku laayey

Ciidamada deegaanka Canfarta ayaa maanta waxa ay weerar la beegsadeen magaalada GARBOCIISE ee gobolka SITTI. Dagaalka oo ahaa mid gaadmo ah waxa ay ciidamada Canfartu ku dileen saddex qof oo shacab ah, waxaana ku dhaawacmay toddoba kale.

Xadka u dhexeeya labada deegaan ee Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo kililka Canfarta ayaa waxaa indhawaalaba ka socday dagaalo joogto ah oo u dhexeeya labada qowmiyadood.

Diiwaanka wararka DDS

Radio Daljir JIGJIGA

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com