RW Rooble oo gaaray xerada Ciidanka ee Bali-doogle

HomeWararka

RW Rooble oo gaaray xerada Ciidanka ee Bali-doogle

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray xerada Bali-doogle ee gobolka

Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay
Guddoomiye Yariisow oo fal dambiyeed ku tilmaamay Imtixaankii la xaday ee suuqa la geliyay
Caawa & Daljir iyo Cumar lakiman Caabudwaaq (dhegayso)

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray xerada Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha.

Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Xerada Bali-doogle ku soo dhoweeyay Saraakiil ciidan, wuxuuna mudada uu joogo u kuurgalayaa howlgalada ciidanka Xoogga dalka ee ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Maxamed Xuseen Rooble, Ra’uiisal wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kormeer ku sameyn doona dhamaan qeybaha ay ka koobantahay xerada Bali-doogle oo ah taliska guutada 16aad Kumaandooska Xoogga Dalka, isla markaana ku taalla Gobolka Shabeellaha Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: