RW Rooble & Midowga mushariixinta oo Kulan uga socdo Muqdisho (Sawiro)

RW Rooble & Midowga mushariixinta oo Kulan uga socdo Muqdisho (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta, si loo sii xoojiyo xasilloonida caasimadda ka dib qalalaasihii dhawaan dhacay.

Kulankaan ayaa looga hadlaya sidoo kale sidii heshiis ku saabsan hanaanka doorashooyinka loo gaari lahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com