RW Rooble & Midowga mushariixinta oo Kulan uga socdo Muqdisho (Sawiro)

HomeWararka

RW Rooble & Midowga mushariixinta oo Kulan uga socdo Muqdisho (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta, si loo sii xoojiyo xasilloonida caasimadda ka dib qalalaasihii dhawaan dhacay. Kulankaan ayaa looga hadlaya sidoo kale sidii heshiis ku saabsan hanaanka doorashooyinka loo gaari lahaa.

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha oo kormeeray Bangiga dhexe
Ciidamada dib u xureynta deegaanka oo burburiyay Saldhigii Al-shabaab ee Tuulada Ceelgorof
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Burtinle (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan midowga musharaxiinta, si loo sii xoojiyo xasilloonida caasimadda ka dib qalalaasihii dhawaan dhacay.

Kulankaan ayaa looga hadlaya sidoo kale sidii heshiis ku saabsan hanaanka doorashooyinka loo gaari lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: