RW hore Somaaliya Nuur Cadde oo la xanuunsanaya caabuqa Coronavirus

HomeWararka

RW hore Somaaliya Nuur Cadde oo la xanuunsanaya caabuqa Coronavirus

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku xanuunasanayo magaalada London ee dalka Ingiriiska. Nuur Cadde ayaa l

Ciidamada Suudaan oo rasaas ku furay dad tacsi ka qaybgalayay
Wacaal Daray ah: Qarax xoogan oo goor dhowayd kadhacay Muqdisho
Tabashada Beesha Tanade Daarood (dhegayso)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa ku xanuunasanayo magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Nuur Cadde ayaa la sheegay inuu ku dhacay caabuqa Coronavirus oo uu la xanuunasanayo sida ay soo warisay DalsanTV.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Alle ugaa baryau Nuur Cadde caafimaad degdeg ah inuu siiyo.

“Waxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra’iisul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Nuur Cadde oo 83 sano jir ah ayaa sanadihii 2007 iyo 2009 ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda KMG dowladdii uu hoggaaminayay Madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: