Tabashada Beesha Tanade Daarood (dhegayso)

Tabashada Beesha Tanade Daarood (dhegayso)

Garoowe waxaa ka furmay shir ay soo qabanqaabisay beesha Tanade Daarood oo kamid ah beelaha Puntland, beeshuna ay ku casuntay Isimada Puntland. Beesha ayaa Isimada Puntland u gudbisay cabasho saamiga ay beeshu ku leedahay xubnaha Baarlamaka Puntland.

Warbxinta waxaa inoo haya CabdiXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com