HomeUncategorized

Roobab lagu diirsaday oo ka da?ay degmooyin hoos-yimaada J/hoose.

J/hoose, Oct, 29 ? Roobab aad loogu diirsaday ayaa la sheegay inay ka da?een deegaannada Qooqaani Taabta, Haawinaa, iyo degmooyin kale oo dhammaantood hoos yimaada gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweynaha Puntland oo saaka ku wajahan magaalada Garoowe.
Britian iyo Nederland oo Soomaaliya ka caawinaya tayeynta adeegyada socdaalka ee dalka
DHEGEYSO-Dowladda hoose ee Muqdisho oo sheegtay in aan qofna hantidiisa xoog lagu haysanayn.

J/hoose, Oct, 29 ? Roobab aad loogu diirsaday ayaa la sheegay inay ka da?een deegaannada Qooqaani, Taabta, Haawinaa, iyo degmooyin kale oo dhammaantood hoos yimaada gobolka Jubbada Hoose.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in 2-dii maal-mood ee ugu dambaysay roobabkaasi ay ka da?ayeen deegaanno hoos yimaada J/hoose, waxaana ay saamayn ku yeesheen qoysaska barakacyaasha ee ku dhaqan deegaano hoos ka tirsan J/hoose.

Raxmada Eebbe ee ka da?day gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa aad ugu diirsaday boqolaal qoys oo ku noolaa halkaasi, waxaana ay ku soo aadaysaa xilli abaarta ku dhufatay K/Soomaaliya ay u dilaacday macaluul aad u daran.

Roobabka ka da?ay deegaannada ka tirsan Jubbada Hoose ayaa la tilmaamayaa inay burburiyeen guryo ka samaysnaa cooshado, kuwaasoo ay ku noolaayeen qoysas reer miyi ah, oo abaartii ku dhufatay koonfurta Soomaaliya dhaafisay xoolohoodii.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: