Roobab khasaare nafeed gaystay oo ka da’ay Suudaan (dhegayso)

Roobab khasaare nafeed gaystay oo ka da’ay  Suudaan (dhegayso)

Uguyaraan 62 qof ayaa ku dhimatay roobab mahiigaan ah oo ka ka da’ay dalka Suudaan, halka ay saamaysay 200 oo kun oo qof oo ku kala sugan 15 gobol oo dalkaasi ku yaala.

wariye Xuseen Madar ayaa soo jeedinaya warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com