Reer Guuraagii ugu Badnaa oo Buux Dhaafiyey Deegaanka Sallax (dhegayso)

HomeWararka

Reer Guuraagii ugu Badnaa oo Buux Dhaafiyey Deegaanka Sallax (dhegayso)

Qoysas reer guuraa oo ku kala sugnaa deegaanada kala ah Tawfiiq, Godobjiiran iyo Jarriiban ayaa usoo hayaamay deegaanka Sallax ee hoostagta Degmada Ja

Turkiga: “Saraakishi qorsheyeey falka Khashoggi lagu dilay annagaa maxkamadaynayna” (Daawo)
Madaxweynaha Hirshabeele oo la kulmay Wafdiga ka socda dowladda Qatar
Madaxeynaha Somaliland oo si adag ugu Jawaabay RW khayre

Qoysas reer guuraa oo ku kala sugnaa deegaanada kala ah Tawfiiq, Godobjiiran iyo Jarriiban ayaa usoo hayaamay deegaanka Sallax ee hoostagta Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug. Dadkaan oo ay saamaysay abaarti ku dhufatay Soomaaliya ayaa raadinaya baad iyo biyo.

Gudoomiye ku xigeenka deeganka sallax Cabdiraxmaan Axmed Yusuf oo Radio Daljir La soo xiriiray ayaa u sheegay in reer guuraagaasi ay culaysku hayaan deegaanka Sallax.  Wuxuu sheegay in aysan lahayn deegaanka Sallax ceel biyood marka laga reebo baraagaha biyaha lagu kaydio.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: