Raysal wasaarihii hore Soomaaliya Prof Geeddi oo weeraray mucaaradka xukuumadda Farmaajo [sawiro]

HomeWararka

Raysal wasaarihii hore Soomaaliya Prof Geeddi oo weeraray mucaaradka xukuumadda Farmaajo [sawiro]

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa ka digay umadda in dib loogu celiyo dhibaatadii ay kasoo gudbeen ee colaadda. Prof. G

Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kooxda Kubadda Cagta ee Bari FC waa Horyaalka Puntland (dhegayso codad kaladuwan)
Miyaa la musuqmaasuqay waddada bartamaha ee Bosaso ?

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa ka digay umadda in dib loogu celiyo dhibaatadii ay kasoo gudbeen ee colaadda.

Prof. Geeddi ayaa sheegay in loo baahanyahay mucaarad wax saxa ee looma baahna mucaarad wax burburiya.

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay dowladdan curdunka markii la dhisay inay la kulantay jilaafooyin, balse waxaa uu sheegay Muqdisho inay tahay caasimaddii dalka inaanay cidna marti ku ahayn, kadib markii ay siyaasiyiinta qaarkood ay dowladda ka sheegteen uu ugu horeeyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: