Miyaa la musuqmaasuqay waddada bartamaha ee Bosaso ?

HomeWararka

Miyaa la musuqmaasuqay waddada bartamaha ee Bosaso ?

Baraha Bulshada ee Facebooka waxaa aad u haysta mowduuca la xiriira dhismaha wadada bartamaha ee Bosaso oo burbur baahsan uu ka jiro, dayactirna uu ka

Warka DDM iyo Wariye Axmed Maxamed Nadiif (Daawo)
Mareykanka oo sheegay inuu hayo caddeymo muujinaya in Coronavirus lagu sameeyay sheybaar ku yaala Wuhan
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Baraha Bulshada ee Facebooka waxaa aad u haysta mowduuca la xiriira dhismaha wadada bartamaha ee Bosaso oo burbur baahsan uu ka jiro, dayactirna uu ka socdo in la musuq maasuqay.

Wadadaan ayaa waxaa gacanta ku haya guddi culimo ah oo uu u xilsaaray maamulka degmada Bosaso, iyadoona dhaqaalaha mashruucan uu ka yimid gaadiidlayda, ganacsatada iyo qaar ka mid ah musharixiintii madaxwaynaha Puntland.

Sidee ayay ku timid dhismaha burburka wadadan? Intee buu se le’egyahay dakhliga usoo xarooday dhismaha wadadan? Xagee ayay lacagtu ka timid? Sidee loo maamulay fulinta mashruucan?

Sidee ayaa loo xushay qandaraaska shirkadda loo wakiishay dhismaha wadadan, ma shirkad shaqsi baa mise mid dowli ama mid bulsho?

Mala tartamay mise… ?

Ma jirtaa ballanqaad horay guddiga uu sameeyey howshan loo xilsaaray, maxaa iska badalay balanqaadkaas? Maxay se tahay sababta uu is badalka uu u yimid?

Su’aalahaasi iyo kuwa kalle waxaa aynu kaga jawaabi doonaa warbixin faahfaahsan uu Radio Daljir uu gacanta uu ku hayo, kuwaasi oo isugu jira muuqaal, qoraal iyo xog baaris dhamaystiran?.

Kala soco Radio Daljir maalinimada beri ah.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: