Raysal Wasaare Khayre oo Guddi U Magacaabay Aaska marxuum Xasan Abshir

Raysal Wasaare Khayre oo Guddi U Magacaabay Aaska marxuum Xasan Abshir

Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddi u magacaabay aaska qaran ee raysal wasaarihii hore ee dalka Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday wadanka Turkiga.

Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran

1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS :Guddoomiye.
2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaa :Xubin.
3. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta : Xubin
4. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudaha :Xubin
5. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada :Xubin
6. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada : Xubin
7. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka :Xubin.
8. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidka :Xubin.
9. Maxamuud Xayir Ibraahim Wasiiru dawlaha Maaliyadda : Xubin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com