Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay sida ay xukuumadda uga go’an tahay qabashada doorasho nabdoon.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay sida ay xukuumadda uga go’an tahay qabashada doorasho nabdoon.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir muhiim ah la qaatay wakiiladda iyo safiiradda Dalalka Caalamka u jooga Soomaaliya kaa oo looga hadlayey Dar-dar galinta hananka doorashadda dalka .

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay sida ay xukuumadda uga go’an tahay qabashada doorasho nabdoon in xukuumadda ay ka go’an tahay qabashada doorasho si nabdoon ku dhacda isagoo mar kale ku celiyay inuu diyaar u yahay in uu la fariisto cid kasta oo cabasho ka qabta arrimaha doorashooyinka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com