Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay sida ay xukuumadda uga go’an tahay qabashada doorasho nabdoon.

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay sida ay xukuumadda uga go’an tahay qabashada doorasho nabdoon.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir muhiim ah la qaatay wakiiladda iyo safiiradda Dalalka Caala

Kalfadhigii 5aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la soo xiray (Akhriso)
Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Madxafka iyo Maktabada Guud ee Degmada Qardho (Daawo)
Taliyaha Ciidanka Xogga oo ka hadlay Howlgalka kadhanka ah Alshabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir muhiim ah la qaatay wakiiladda iyo safiiradda Dalalka Caalamka u jooga Soomaaliya kaa oo looga hadlayey Dar-dar galinta hananka doorashadda dalka .

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa caddeeyay sida ay xukuumadda uga go’an tahay qabashada doorasho nabdoon in xukuumadda ay ka go’an tahay qabashada doorasho si nabdoon ku dhacda isagoo mar kale ku celiyay inuu diyaar u yahay in uu la fariisto cid kasta oo cabasho ka qabta arrimaha doorashooyinka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: