Ra’iisul Wasaare Khayre oo Mar Kale Ka Digey Musuq Maasuqa (DHEGAYSO)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Mar Kale Ka Digey Musuq Maasuqa (DHEGAYSO)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa markale ku celiyey in xukuumaddiisu tallaabo ka qaadi doonto ciddii lagu helo inay musuq maasuq ku lugyeelato.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com