Ra’iisul wasaare Khayre iyo madaxwaynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo kulmay (sawiro)

Ra’iisul wasaare Khayre iyo madaxwaynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo kulmay (sawiro)

Ra’iisul wasaaraha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii madaxwaynihii hore uu gacan ugu siin lahaa dajinta xiisadda siyaasadeed ee dowladda kasoo wajahaysa arimaha gudaha.

Shariif Sheekh Axmed oo doorashadii madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo soo gaaray kaalinta sadexaad ayaa sidoo kale horay ay usoo wada shaqeeyeen madaxwaynaha oo uu ra’iisul wasaare uu u magacaabay 2010kii.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com