Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Codsi u Diray Dhiggiisa Wadanka Itoobiya

HomeWararka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Codsi u Diray Dhiggiisa Wadanka Itoobiya

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dalab u gudbiyey dhiggiisa dalka Itoobiya Haile Mairam Deselgn, isagoona ka codsaday i

Guddiga doorashooyinka Puntland oo gabagabeyey diwaangalinta xisbiyadda siyaasada
MN: Kulanka tageeraddi Maamulka SSC-khaatumo & Hadaljeedinta Mulki
Taliyihii hore ee Nabad sugida Soomaaliya oo iskuday dil ka badbaaday (daawo)

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dalab u gudbiyey dhiggiisa dalka Itoobiya Haile Mairam Deselgn, isagoona ka codsaday in dowladda Itoobiya ay sii deyo maxaabiista Soomaalida ee ku xiran dalkeeda, sida ay baahisay wakaalada Wararka Soomaaliyeed.

“Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa ka dalbaday Ra’iisal wasaaraha Itoobiya inuu sii daayo maxaabiista ku xiran dalkiisa” ayaa lagu baahiyay warbaahinta dowladda, iyadoo aan faahfaahin laga bixin.

Dhanka kalena, wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno Itoobiya ayaa sheegaya in xabsiga laga siidaayey Wariye Maxamed Aweys Muudeey Boqorka Bartamaha oo Mudo ku xirnaa Wadanka Itoobiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: