HomeUncategorized

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha K/Galbeed.

Baydhabo, Nov 20 2016--Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa saaka gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Dibadbax ka dhan ah ururka Daacish oo ka dhacay Addis Ababa
DHEGEYSO-Shacabka Galkacyo oo aan u kala harin taageerada madaxweyne Farmaajo.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Baydhabo, Nov 20 2016–Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa saaka gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Cumar Cabdirashiid ayaa kulamo gaar ah laqaatay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo qudhiisu kamid ah musharixiinta xilka madaxtinimada ee Soomaaliya.

Warar hoose ayaa sheegaya in labada mas’uul ay kawada hadleen arrimo quseeya xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan doorashada 2016 iyo sidii ay iskaashi uga wada yeelan lahaayeen.

Xogtaan ay Daljir.com heshay ayaa sheegaysa in Ra’iisul wasaare Cumar iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ay ka midaysan yihiin sidii dalku u yeelan lahaa hogaan cusub, iyadoona uu khilaaf labada kala dhexeeyo madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: