DHEGEYSO-Taliyaha ciidanka difaaca Puntland oo kahadlay ciidamo tababar usoo dhammaaday.

Galkacyo, Nov 20 2016-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu dallacsiiyay saraakiil ka tirsan ciidamada daraawiishta  Dawladda Puntland , saraakiishaas oo tababar ciidan oo mudo laba sano ah kusoo qaatay dalka Ethiopia.

Saraakiishan  oo ah lix sarkaal ayaa soo qaatay tababar dhamaystiran oo dhinaca ciidanka ah waxayna diyaar u yihiin inay u shaqeeyaan dadka iyo dalka iyagoo aqoonta dhinaca ciidanka ee ay soo qaateen ku biirin doona qorshayaasha horumarineed ee ciidamada

Taliyaha guud ee ciidanka difaaca dowladda Puntland General Siciid Maxamed Xirsi, ayaa arrimahaasi uga waramay Jamaal Faarax Aadan oo kusugan Daljir Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com