DHEGEYSO-Eng Khaalid,*Haddii aan la dooran Madaxweyne Cusub Somalia waa samir*

Garoowe, Nov 20 2016–Eng Khaalid Yuusuf Faarax, oo kamid ah waxgaradka Puntland ayaa ugu baaqay barlamaanka cusub ee lagu dooranayo gobolada dalka inay soo doortaan hogaan cusub oo dalka kasaari kara xaaladda uu hadda kujiro aysana codkooda dhaqaale ku bedelan.

Waxa uu sheegay in haddii madaxweynaha hadda waqtigiisu dhammaaday dib loosoo doorto Soomaaliya ay dumi doonto gobol walbana sheegan doono maamul u gaar ah sida uu hadalka u dhigay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com