Qoysaska reer guuraag ah oo codsanaya daryeel caafimaad (daawo)

Qoysaska reer guuraag ah oo codsanaya daryeel caafimaad (daawo)

Qaar kamid ah dadkii kasoo hayaamay deeganka Awrculus ee gobolka Nugaal ayaa codsanaya in ay helana daryeel caafimaad.

“Waxaan kasoo guurnay deegaanka Awrculus ee gobolka Nugaal, Caafimaad ayaan u baahanahay” Waa qaar kamid ah dadkii ay Abaarta saameysay ee manata lagu soo dhaweeyay gobolka Haylaand”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com