Qoysaska reer guuraag ah oo codsanaya daryeel caafimaad (daawo)

HomeWararka

Qoysaska reer guuraag ah oo codsanaya daryeel caafimaad (daawo)

Qaar kamid ah dadkii kasoo hayaamay deeganka Awrculus ee gobolka Nugaal ayaa codsanaya in ay helana daryeel caafimaad. “Waxaan kasoo guurnay deegaanka Awrculus ee gobolka Nugaal, Caafimaad ayaan u baahanahay” Waa qaar kamid ah dadkii ay Abaarta saameysay ee manata lagu soo dhaweeyay gobolka Haylaand”

Uganda oo shaqo-joojin ku sameyneysa mid ka mid ah xafiisyada QM
Maxaa looga hadlayaa shirka Muqdisho uga bilaabanaya goordhow dalalka Soomalia, Ethopia, Jabuuti iyo Kneya?
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Qaar kamid ah dadkii kasoo hayaamay deeganka Awrculus ee gobolka Nugaal ayaa codsanaya in ay helana daryeel caafimaad.

“Waxaan kasoo guurnay deegaanka Awrculus ee gobolka Nugaal, Caafimaad ayaan u baahanahay” Waa qaar kamid ah dadkii ay Abaarta saameysay ee manata lagu soo dhaweeyay gobolka Haylaand”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: