Maxaa looga hadlayaa shirka Muqdisho uga bilaabanaya goordhow dalalka Soomalia, Ethopia, Jabuuti iyo Kneya?

HomeWararka

Maxaa looga hadlayaa shirka Muqdisho uga bilaabanaya goordhow dalalka Soomalia, Ethopia, Jabuuti iyo Kneya?

Magaalada Muqdisho waxaa goor-dhow ka furmaya shir ay lee yihiin waddada ay Soomaliya ugu magac dartay safka hore ee dariskeeda kuwaas oo kala ah dala

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag ay baadi goobayeen
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 16-OCTOBER-2022
MAXKAMADA ICJ OO KU DHAWAAQDAY GO’AAN KU SAABSAN DACWADA BADDA (Akhriso)

Magaalada Muqdisho waxaa goor-dhow ka furmaya shir ay lee yihiin waddada ay Soomaliya ugu magac dartay safka hore ee dariskeeda kuwaas oo kala ah dalalka Jabuuti, Ethopia iyo Kenya .

Madaxda dalalkan oo kala ah Dr Aby Axmed Raiisal wasaaraha Ethopia Ismaciil Cumar Geele Madaxweyaha Djabuuti iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa gaarey dhamanatood Muqdisho .

Shirkan ayaa Madaxtooyada Soomaliya ku sheegtay mid xoogga lagu saarayo sidii DFS ay dalalka dariskeeda ah ugu taageeri lahaayene hawl-galada lagula dagaalamaya AS iyo Daacish.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0