Qorshaha horumarineed ee 13-ka xaafadood ee magaalada Galkacyo oo la soo bandhigay, ayna ka doodeen duqayda xaafadaha & degmooyinka.

Galkacyo, Nov 01 – Waxaa maatna lagu soo bandhigay xarunta dawlada hoose ee magaalada Galakcyo qorshaha horumarineed ee xaafadaha magaalada Galakcyo. Madaxa mashaariicda iyo horumarinta magaalada Galkacyo Md. Maxamed C/Qadir Dirir oo u waramay barnaamijka Caawa & Daljir ayaa tafaasiil ka bixiyey mashaariicda horumarineed iyo qorshaha dawlada hoose ee Galakcyo ee 5-ta sano ee soo aadan …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com