Qodobo kasoo baxay shir kadhacay Kismaayo (Akhriso)

HomeWararka

Qodobo kasoo baxay shir kadhacay Kismaayo (Akhriso)

Shir kadhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose oo ay isugu yimaadeen wasiirada dowlad goboleedyada ee cayaaraha, wasaaradda cayaarah

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed ‘Tallman’, Daljir Bossaso (dhegayso)
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay duleedka Carmo (sawiro)

Shir kadhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose oo ay isugu yimaadeen wasiirada dowlad goboleedyada ee cayaaraha, wasaaradda cayaaraha dowladda faderaalka iyo xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa looga hadlay qabsoomidda koobka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir oo la filayo inuu kafurmo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose 7da bisha December oo foodda inagu soo haysa.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: