QM oo ku dhawaaqday inay kordhineyso taageerada ay siiso Soomaaliya

HomeWararka

QM oo ku dhawaaqday inay kordhineyso taageerada ay siiso Soomaaliya

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sa

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay tirada guud ee cod-bixiyayaasha
Dowladda Puntland oo dib ula wareegtay Afurur
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Puntland (Daawo)

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida Soomaaliya.

” Wuxuu ku celinayaa sida Qaramada Midoobay uga go’an tahay sii wadista taageerada ay u fidiso Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyo shacabka Soomaaliyeed dadaalka ay ugu jiraan sidii ay u dhisi lahaayeen ​​mustaqbalka dalkooda oo sidan ka nabad iyo barwaaqo badan ayuu yiri” James Swan.

Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya waxaa ay ka taageertaa dhinacyada Amniga iyo Arrimaha Bani’aadannimada, iyada oo wadashaqeyn la leh Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: