Qaybti labaad Waraysi uu siyeey Radio Daljir Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland (dhegayso)

Qaybti labaad Waraysi uu siyeey Radio Daljir Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland (dhegayso)

Intiinii dhegaystayaa Barnaamijyadii hore waxaad ku maqasheen wareysi aan la yeellanay wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuqraadiyadda ee Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, wareysigaasi oo wasiirku arrimo badan uu uga hadlay.

Haddaba qayb labaad oo wareysiga, wasiirku wuxuu uga hadlayaa arrimo badan oo ay ka midyihiin xayiraadihii safarrada ee xukuumadda Puntland soo rogtay, mandawgii magaalooyinka, joojinta qaadka, tahriibka iyo qulqulka dadka qoramada ah ee soo galaya deegaannada Puntland siiba magaalo xeebeedka Bossaso. Waxaan qaybta labaad ee wareysigaasi oo aan la yeeshay ay ku bilaabanayaa sidaan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com