Degmadda Ceelbuh ee gobalka Sanaag oo Mashaaric hormarineed laga sameyeey (dhegayso)

Degmadda Ceelbuh ee gobalka Sanaag oo Mashaaric hormarineed laga sameyeey (dhegayso)

Magaaladda ceelbuh ee gobolka sanaag ayaa mudoyinkanba waxaa ka socday Maasharic horumarineed oo inta badan ku salaysan isku tashi dadwayne.

Cabdiqani cali ducaale oo ka mid ah Gudiga Magaaladda Ceelbuh ee Hormarinta degmadaas oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka warbixiyeey Hormarka ka socda degmadaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0