Qardho:Arday Quraanka Baratay oo Xaflad loo qabtay (sawiro)

HomeWararka

Qardho:Arday Quraanka Baratay oo Xaflad loo qabtay (sawiro)

Afartan arday oo isgu jira wiilal iyo gabdho meel wanaagsan ka gaaray barashada diinta gaar ahaana Quraanka Kariimka ayaa xaflad loogu qabtay magaalada Qardho lagu guddoonsiiyay shahaadooyin. Xafladda ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka degmada, inkastoo ardaydu ay aad u yaraayeen dhanka da’da hadana waxaa ay xifdiyeen Quraanka Kariimka. Maxamuud Fantastic ayaa warbixintan kadiyaariyay http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a0c5e8c030100691b5ca349/Warbixinta+daro+sacada+qardho+xafalada+arday+dhamaysay+quraanka+by+fantast+1-11_2017+.mp3

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Afartan arday oo isgu jira wiilal iyo gabdho meel wanaagsan ka gaaray barashada diinta gaar ahaana Quraanka Kariimka ayaa xaflad loogu qabtay magaalada Qardho lagu guddoonsiiyay shahaadooyin.

Xafladda ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka degmada, inkastoo ardaydu ay aad u yaraayeen dhanka da’da hadana waxaa ay xifdiyeen Quraanka Kariimka.

Maxamuud Fantastic ayaa warbixintan kadiyaariyay

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0