Site icon Radio Daljir

Qardho:Arday Quraanka Baratay oo Xaflad loo qabtay (sawiro)

Afartan arday oo isgu jira wiilal iyo gabdho meel wanaagsan ka gaaray barashada diinta gaar ahaana Quraanka Kariimka ayaa xaflad loogu qabtay magaalada Qardho lagu guddoonsiiyay shahaadooyin.

Xafladda ayaa waxaa ka qaybgalay maamulka degmada, inkastoo ardaydu ay aad u yaraayeen dhanka da’da hadana waxaa ay xifdiyeen Quraanka Kariimka.

Maxamuud Fantastic ayaa warbixintan kadiyaariyay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a0c5e8c030100691b5ca349/Warbixinta+daro+sacada+qardho+xafalada+arday+dhamaysay+quraanka+by+fantast+1-11_2017+.mp3?_=1

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Exit mobile version