QARDHO: MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA LA DAGAALANKA AYAXA EE SOOMAALIYA (daawo)

QARDHO: MADAXWEYNAHA  PUNTLAND OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA LA DAGAALANKA AYAXA EE SOOMAALIYA (daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo laga hirgeliyay Qardho.

Wariye Cabdicasiis Daacad ayaa ka waramaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com