Qardho: Imtixaanka shahaadiga ee Puntland oo furmay maanta (sawiro)

Qardho: Imtixaanka shahaadiga ee Puntland oo furmay maanta (sawiro)

Puntland ayaa waxaa si guud uga furmay maanta imtixaanka guud ee shahaadiga Puntland, kaasi oo si midaysan loo qaado muddo ka badan toban sano.

Imtixaankan ayaa waxaa qaadaysa wasaaradda waxbarashada Puntland, iyadoo dhanka kalle ardaydu ay wadeen muddooyinkii u dambeeyey dadaal ay ugu diyaar garoobayaan.

Wariyaheena Xasan Heykal oo arrimo shaqo u jooga Qardho ayaa warbixintaan noo fahfaahinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com