QARDHO: Garoonka Kubbada cagta oo la dayactirayo

HomeWararka

QARDHO: Garoonka Kubbada cagta oo la dayactirayo

Wasiirka Shaqadda, Shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaaraha Punland ayaa kormeeray garoonka Kubadda cagta ee magaalada Qardho oo kamid ahaa meelaha waxyeeladu kasoo gaadhey roobabkii bishii April ka da’ay Qardho. https://youtu.be/yrdMtXgGEww.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Ka Hadlay Shirkii London (dhegayso)
CXDS oo la wareegay degaano ku yaalla Shabeellaha Dhexe
Gurmad Baladweyne oo maanta Gaalkacyo ka ambabaxay (Sawiro)

Wasiirka Shaqadda, Shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaaraha Punland ayaa kormeeray garoonka Kubadda cagta ee magaalada Qardho oo kamid ahaa meelaha waxyeeladu kasoo gaadhey roobabkii bishii April ka da’ay Qardho.

https://youtu.be/yrdMtXgGEww.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: