Site icon Radio Daljir

QARDHO: Garoonka Kubbada cagta oo la dayactirayo

Wasiirka Shaqadda, Shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaaraha Punland ayaa kormeeray garoonka Kubadda cagta ee magaalada Qardho oo kamid ahaa meelaha waxyeeladu kasoo gaadhey roobabkii bishii April ka da’ay Qardho.

https://youtu.be/yrdMtXgGEww.

Exit mobile version