Nabadoon Xaarin: “ Maqaamka Muqdisho kuma jirin dastuurki la qortay (dhegayso)

Nabadoon Xaarin: “ Maqaamka Muqdisho kuma jirin dastuurki la qortay (dhegayso)

Nabadoon Cabdicasiis Yuusuf Awxaarin oo kamid ah Nabadoonada gobalka Mudug oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Meqaamka Muqdisho iyo inay Muqdisho yeelato Mataalaad dhab ah.

Xaarin ayaa sheegay in Dastuurki lagu heshiyeey aysan ku jirin maqaamka Muqdisho,isla markaana madaxda hadda xilka haysa ay burburiyeen dastuurka dalka u yaala.

Wariye Hodan Sulub Diini ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com