Qaraxyo Lagu weeray Masjid ku yaala dalka Nigeria

HomeWararka

Qaraxyo Lagu weeray Masjid ku yaala dalka Nigeria

Wararka ka imaanaya Waqooyi-Bari Nigeri ayaa sheegaya in labo qarax oo ay fuliyeen nafti haligayaal ay weerareen Masjid ku yaala magaalada Gwoza ee go

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray Go’aanno ku saabsan Dhoofinta Dhuxusha
Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
MUQDISHO: Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya Waqooyi-Bari Nigeri ayaa sheegaya in labo qarax oo ay fuliyeen nafti haligayaal ay weerareen Masjid ku yaala magaalada Gwoza ee gobolka Borno.

Weerarka ayaa dhacay xili dadka ay tukanayeen salaadda subax.

Labo qof oo aad u da’ yar oo kala ahaa wiil iyo gabar, isla markaana lagu soo xiray walxaha qarxa ayaa la sheegayaa in ay fulyeen weerarka.l

Weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday shan qof oo ay ku jiraan labadii qof ee weerarka fuliyey, halka tiro intaasi ka badan ay ku dhaawacmeen.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: