Qarax kadhacay Bosaso (dhegayso)

Qarax kadhacay Bosaso (dhegayso)

Ugu yaraan shan ka mid ah ciidamada ammaanka ayaa ku dhaawacmay qarax kadhacay bar kontorool oo u dhow suuqa wayn ee Bosaso oo ay ciidamada ay ku baaraan gaadiidka aada xaafadaha dhanka bari ee magaalada Bosaso.

Qaraxa oo dhacay subaxnimadii saakay ayaa waxaa uu ahaa nooc dhulka la geliyay sida uu radio Daljir u xaqiijiyay taliye kuxigeenka qaybta booliska ee gobolka Bari Axmed Jaraalle.

Waxaa u sheegay inay socdaan baaritaano, balse aanay ka hordhacayn.

Hoos kadhegayso isagoo la hadlay Maxamud Cabdi Ibrahim oo katirsan radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com