Qarax ka dhacay koonfurta Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Qarax ka dhacay koonfurta Gaalkacyo (dhegayso)

Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaanka hore ee Xarunta dowla

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Madaxweyne QoorQoor oo kulamo ka wada Gaalkacyo
Roobab Lagu Diirsaday oo Xalay iyo Saaka Ka Da’ay Gobolada Nugaal iyo Mudug

Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay xaafadaha Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaanka hore ee Xarunta dowlada hoose ee ee Gaalkacyo ee Galmudug.

Qaraxa ayaa waxaa goobjoogayaal ay sheegeen in uu ahaa Miino la geliyay fuusto qashin ah oo taallay banaanka hore Xarunta dowlada hoose, waxaana inta la xaqiijiyay ku dhaawacantay Afar qof oo laba kamid ah ay Askar tahay.

Mid kamid ah Wariyaasha Gaalkacyo siiba dhinaca Galmudug ayaa Radio Daljir uga warbixiyeey Qaraxaas iyo khasaraha uu geeystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0