Puntland: Siddeed buundo oo dayactir lagu samaynayo (Sawirro)

Puntland: Siddeed buundo oo dayactir lagu samaynayo (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta dhagaxdhigey dhismaha iyo dacatirka ilaa siddeed Buundo oo ku yaala waddada iskuxirta Garowe iyo Boosaaso.
Karaash awaxaa dhagax-dhigia ku weheliyay wasiiro mkatirsan xukuumada Puntland oo uu kamid yahay Wasiirka Gaadiidka Puntland.

Hadii dayactirka buundooyinka ay hirgalaan waxaa suurtagal ah in laga baaqsado saameyta ay ku yeelan karaan buundooyinkan roobabka la saadaalinayo iney ka d’aan gobolada Puntland maalmaha soo socda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com