Wacaal Darey ah: Puntland oo xirtay xafiiskii Guddiga Doorashooyinka DFS ee Garoowe

Wacaal Darey ah: Puntland oo xirtay xafiiskii Guddiga Doorashooyinka DFS ee Garoowe

Amar ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulka Puntland ayaa la sheegay in lagu xiray xafiiska Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ee magaalada Garoowe ay ku lahaayeen.

Qoraal ka soo baxey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sidoo kale waxaa la farey dhammaan masuuliyiinta heer Degmo iyo mid Gobolba ee maamulka Puntland in aan wax howl ah oo la xiriira Guddiga Doorashooyinka Federaalka laga qaban karin degmooyinka iyo gobolada Puntland.

Akhriso.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com