Puntland oo samaysay Taakuladda Ololalaha ka hortaga Caronavirus.

HomeWararka

Puntland oo samaysay Taakuladda Ololalaha ka hortaga Caronavirus.

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa Ka hadlay Baaritaanada Carona Virus ee Puntland iyo Warbixinadii ugu Dambeeyey ee Wacyigalinta . Sido kale Dowladda Puntland ayaa xalay Garoowe ku soo bandhigtay Sanduuqa Taakuladda Ololalaha ka hortaga Caronavirus.

Hooyo xaamilo ah ayaa ku dhimatay 4 caruur ah oo ay dhashayna waa ku dhaawacmeen madfac ku dhacay gurigooda
Tirakoobka Itoobiya oo ka biloowdey Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS)
Maxay ka wada hadleen Wakiilada Beesha Caalamka C6+, iyo Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed?

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa Ka hadlay Baaritaanada Carona Virus ee Puntland iyo Warbixinadii ugu Dambeeyey ee Wacyigalinta .

Sido kale Dowladda Puntland ayaa xalay Garoowe ku soo bandhigtay Sanduuqa Taakuladda Ololalaha ka hortaga Caronavirus.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: