Puntland oo maanta La waregtay qalab loga hortagayo Covid-19 (Daawo)

Puntland oo maanta La waregtay qalab loga hortagayo Covid-19 (Daawo)

Waxaa maanta Boosaaso soo gaartay diyaarad waddey qalabka looga hortago caabuqa COVID-19 oo ay Dawladda Imaaraat-ka carabtu ugu deeqday Puntland. qalabkaas waxaa kamid ah gacmo-gashi, dharka shaqaalaha caafimaadka, iyo shaybaar lagu baaro faayriska COVID-19 (Laboratory test) kaas oo lagu rakibi doono magaalada Boosaaso.

Dhawaan Puntland waxay yeelan doontaa goobtii 2aad ee lagu baaro xanuunka COVID-19

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com