Puntland oo laga helay kisaas cusub oo Covid19 ah

Puntland oo laga helay kisaas cusub oo Covid19 ah

5 qof ayaa cudurka coronavirus laga heley Puntland maanta kaddib 11 qof oo la baaray, sida uu xaqiijiyey Wasiirka Caafimaadka.

Shanta ruux, qof kamid ah ayaa ah dumar, dhammaantood waa dhallinyaro aan safargelin, da’dooduna u dhaxayso 14-33 jirro.

Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa Sheegay in ay muuqato in Cudurka uu ku faafay gudaha Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com