Puntland oo ka hor tagaysa jariifka sharci darada ah (dhegayso)

Puntland oo ka hor tagaysa jariifka sharci darada ah (dhegayso)

Wasiirka wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa sheegay in mudadii uu xilka hayay ay soo qabteen 7 doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanayay xeebaha Puntland.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com