Puntland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan sharciyeedka Batroolka

Puntland oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan sharciyeedka Batroolka

Maamul goboleedka Puntland ayaa gebi ahaanba diiday sharciga Batroolka Soomaaliya oo ay ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in sharciga Batroolka uu ka hor-imaanayo dastuurka dalka iyo heshiisyada soo socda.
Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com