PUNTLAND: Nabadoonada oo soo dhaweyey hadalki RW khayre (dhegayso)

PUNTLAND: Nabadoonada oo soo dhaweyey hadalki RW khayre (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay hadal ka soo dowladda Somaaliya,siba Ra’iisul wasaare xasan Cali khayre kaas oo ahaa in Doorashadda Somaaliya 2021 wakhtigeeda ay ku dhici doonto.

Nabadoon mursal maxamed Cabdi oo kamid ah Nabadoonada Puntland oo Waraysi sinayey Radio Daljir ayaa sheegay in hadalki RW khayre uu noqday mid laga sugayeey in wakhtigeeda ku dhacdo doorashada Somaaliya.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com