PUNTLAND: Nabadoonada oo soo dhaweyey hadalki RW khayre (dhegayso)

HomeWararka

PUNTLAND: Nabadoonada oo soo dhaweyey hadalki RW khayre (dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay hadal ka soo dowladda Somaaliya,siba Ra'iisul wasaare xasan Cali khayre kaas oo ahaa in Doorashadda S

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada ayaa war ka soo saaray abaarta dalka ka jidha

Qaar kamid ah waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay hadal ka soo dowladda Somaaliya,siba Ra’iisul wasaare xasan Cali khayre kaas oo ahaa in Doorashadda Somaaliya 2021 wakhtigeeda ay ku dhici doonto.

Nabadoon mursal maxamed Cabdi oo kamid ah Nabadoonada Puntland oo Waraysi sinayey Radio Daljir ayaa sheegay in hadalki RW khayre uu noqday mid laga sugayeey in wakhtigeeda ku dhacdo doorashada Somaaliya.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: