Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada ayaa war ka soo saaray abaarta dalka ka jidha

HomeWararka

Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada ayaa war ka soo saaray abaarta dalka ka jidha

Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini'aadannimada iyo gurmadka abaaraha ayaa soo saaray warbixinta guud ee w

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Qardho (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay laftagareen & siyaasiyiinta mucaaradka

Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada iyo gurmadka abaaraha ayaa soo saaray warbixinta guud ee waxyeellada abaaraha iyo tirada dadka la saadaaliyay inay saameyn ku yeelato.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in abaartu ay saameysay 6.9 milyan oo qof, isla markaana ‘lagana cabsi qabo in bilaha soo socda ay gaarto 8 milyan oo u dhiganta 50% tirada guud ee dadka ku nool dalka.”

66 degmo ayay warbixintu sheegtay in abaartu ay ‘ba’an’ u saameysay.

Shalay ayay aheyd markii Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu la kulmay guddiga gurmadka abaaraha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0