Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya cXakiin Xuseen Xasan.

Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *