PUNTLAND: Madaxweyne Deni: “Waxaa naga go’an in shacabka Puntland ay madaxdooda doortaan” (daawo)

HomeWararka

PUNTLAND: Madaxweyne Deni: “Waxaa naga go’an in shacabka Puntland ay madaxdooda doortaan” (daawo)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo kusugan magaalada Muqdiho ayaa bogaadiyay sida habsamida leh oo ay usocoto diiwaangalinta codbinta doorshada tijaabada ah ee degmooyinka Ufeyn, Eyl, iyo Qardho. Xasan Heykal, Dalir Garowe.

ARDAA Xalqaddii 68aad: Galmudug iyo xaal siyaasadeed oo murugsan (dhegayso)
Arday ka Qalin Jabisay Macadka Soyaal Boosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo kusugan magaalada Muqdiho ayaa bogaadiyay sida habsamida leh oo ay usocoto diiwaangalinta codbinta doorshada tijaabada ah ee degmooyinka Ufeyn, Eyl, iyo Qardho.

Xasan Heykal, Dalir Garowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: